Faah Faahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saakay ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qarax miino nuuca dhulka lagu aaso uu ka dhacay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim Salaad ee ku dhaw Isgooska KM-4 , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro kala duwan. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo marayay goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana gaarigaasi … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saakay ka dhacay Muqdisho